01 May, 2024
3 mins read

Xanta suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda (Antony miyuu rabaa Man United?).

Weeraryahanka Ajax iyo xulka Brazil Antony, oo 22 jir ah, waxaa ‘ka go’an’ inuu ku biiro Manchester United xagaagan. (waxaa qoray wargayska Goal) Paris St-Germain ayaa dooneysa inay iska iibiso Neymar haddii ay hesho dalab la aqbali karo oo ku aaddan weeraryahanka reer Brazil, inkastoo 30-sano jirkan uusan dooneyn inuu ka tago kooxda heysata horyaalka Faransiiska. (waxaa qoray […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu u sheegay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo la wadaagay dadaalka ay Dowladda Soomaaliya galineyso xoojinta xiriirka Imaaraadka, taas oo ka dulqaadaysa caqabadaha iyo tabashooyinka ay qabaan. Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed uga xog warramay xaaladda guud ee dalka, waxa […]

1 min read

Shir looga hadlaayay u-diyaar garowga maalmaha xuriyada oo lagu qabtay Muqdisho.

ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar garowga maalmaha xuriyada. Kulanka oo diirada lagu saaray xaalada Amniga dalka gaar ahaan ka shaqeynta maalmaha xuriyadda iyo sidii ay ugu  qabsoomi lahaayeen  si nabad ah, ayaa waxaa goobjoog ka […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay Gawaari Qaraxyo wada.

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland, ayaa soo bandhigay Hub iyo Qaraxyo ay ku soo qabteen Howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin ka tirsan Gobolka Jubbalad Hoose. Howlgallada ayaa si gaar ah looga fuliyey deegaanada Beerxaani, Qudus, Dharkeyn Urur, yaaq dabayl iyo Barjalla […]

1 min read

Ciidamada Booliska Toronto oo lagu eedeeyey inay si gaara u beegsadeen dadka madow.

TORONTO, Canada – Warbixin ay dhowaan soo saareen booliska magaalada Toronto ee dalka Canada oo lagu ururiyey dhacdooyinkii ay ka hawlgaleen ciidamada boolisku shantii sano ee ugu dambaysay, ayaa muujisay sida ciidamada boolisku ay awood xad-dhaaf ah ugu isticmaaleen dadka madow, marka loo barbardhigo dadka caddaanka ah ee ku nool magaalada Toronto. Waxaa haatan socda […]

1 min read

Maxaa keenay in la kala diro golaha baarlamaanka ee dalka Kuwait?

QAAHIRA – Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin guud oo wakhtigoodii laga soo hor mariyey, si looga baxo qalalaasaha siyaasadeed ee curyaamiyey dawladda dalkaas ka arrimisa. Khudbad uu ka jeediyey telefiishanka dawladda ayuu Sheekh Meshal al Ahmed oo 81 jir ahi […]