01 May, 2024
1 min read

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo berri booqanayo waddan ku yaalla Afrika.

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters,dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa booqan doona dalka Masar 20-ka June, taasoo qayb ka ah socdaal uu ku marayo Urdun iyo Turkiga. Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin saameynta dagaalka Ukraine […]

1 min read

Xildhibaanad Sacdiya oo noqotay haweenaydii ugu horraysay ee ku sime madaxweyne ka noqota Soomaaliya.

Xildhibaan Sacdiya ayaa xilkan qabanaysa maadaama uu waddanka ka maqan yahay Guddoomiyaha Aqalka Hoose Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Arrintan ayaa ah mid taariikhi ah, waana markii ugu horraysay ee Soomaaliya ay ku-sime madaxweyne ka noqoto hoggaamiye dumar ah. Xildhibaan Sacdiya ayaa ah haweeynaydii ugu horraysay ee loo doorto xilka guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay Imaaraadka.

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safarkiisii ugu horreeyey ee debedda ah ugu ambababaxay dalka Isu-tagga-imaaraadka Carabta, kaas oo qaadan doona muddo laba maalmood ah. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya, madaxweyne Xasan ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga […]

1 min read

Booliska Soomalilan oo eedeyn culus u jeediyay musharax madaxweyne C/Raxmaan Cirro.

Booliska Somaliland ayaa sheegay in Guriga uu u guuray Musharrax Madaxweyne Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaa Cirro ee ku yaalla xaafadda Hodan hills ee barriga magaalada Hargeysa lagu uruuriyay dad shicib ah oo hubeysan, kuwaasi oo  habenkii ka dhinac qabta shaqo la mid ah shaqada ay Ciidanku ka hayaan gurigaas sidoo kalana ay joojiyanaan Dadka Shicibka ah, […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo toogtay mid ka mid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha.

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka mida Afar Tuuga kuwaa oo Habeen walba dadka shacabka ah ku dhaci jiray Carafaad iyo Caymiska ilaa Suuuqa Xoolaha sida ay inoo shegeen Goobjoogayaal aanu la hadalnay. Ciidamadda amaanka ayaa sheegay in Sadax ka mida tuugadii ay baxsaden  balse mid kamid ah […]

1 min read

Hay’adda duulista hawada oo sheegtay in la joojinayo diyaarado.

Hay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ‘wax halis ku ah badbaqabka duulimaadyada’ dalka kadib markii la faafiyay hadallo sheegayo in laga bilaabo maalinta berri ah la joojinayo duulimaadyada. Hay’adda waxay sheegtay in aysan wax war ah ka heyn warqad lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegeysay in la joojinayo dhammaan duulimaadyada dalka. “Hay’adda […]