27 Apr, 2024
1 min read

Ciidamo ka wada tirsan Puntland oo is rasaaseeyay iyo khasaare ka dhashay.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay is-rasaaseyn dhex martay Ciidamada Booliiska Puntland iyo kuwa Ammaanka ee PSF, kuwaasi oo ka wada tirsan Maamulka Puntland. Is-rasaaseynta ayaa ka dhacday Xeebta Magaalada Boosaaso gaar meel u dhow Xarruunta Ciidamada PSF, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu […]

1 min read

Ergeyga Abaaraha oo la kulmay Beesha Caalamka ee ku sugan Nairobi.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan kulan la yeeshay qaar kamid ah Xubnaha Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulanka oo ku qabsoomay fogaan arrag ayaa waxaa soo agaasimay Safiir ku xigeenka Jarmalka Sascha ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Abaarta daran […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlay ka hortaga Masuq-maasuqa.

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa, kaasi oo lagu qabtay dalka Jabuuti. Shirkan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Soomaaliya ayaa socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay. Kulanka waxaa looga hadlay […]

1 min read

Kenya: Xasan Sheekh ayaa noo oggolaaday dhoofinta qaadka.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu dalkiisa saaray qaadkii ka imaan jiray Kenya. Waxaa sidaasi sheegay wasiirka beeraha Kenya Peter Munya oo saxaafadda la hadlay maanta oo Jimce ah. Wuxuu sheegay in wadaxajoodyada arrintaa ku aaddan la soo afjaraya dhawaan, laba isbuuc kadibna […]

1 min read

Midawga Afrika: Ukraine miinooyinka haka saarto dekedda Odesa si sareenka loo dhoofiyo.

DAKAR, SENEGAL — Madaxweynaha dalka Senegal oo ah Guddoomiyaha Midowga Afrika Macky Sall ayaa Khamiistii ku boorriyay dalka Ukraine inuu miinooyinka ku hareeraysan ka saaro dekeddooda Odesa si ay u fududaato in dekeddaas laga soo dhoofiyo hadhuudhka iyo sarreenka ku xanniban ee aadka loogu baahan yahay. Duullaankii uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine iyo cunaqabataynta […]