1 min read

Qaar ka mid ah magacyada Madaxda ka qeyb galeysa caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kusii qul qulaya madaxda iyo wufuudda ka qeyb galeysa caleema saarka Madaweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha la caleema saarayo ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku guuleystay madaxnimada doorasho dhacdey bishii hore.

Madaxda ka qeyb galeysa, ayaa waxaa kamid ah:

Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar GeelleRa’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye AxmedMadaxweynaha dalka Kenya, Uhuru KenyattaRa’iisal wasaaraha Masar, Mostafa Kamal, iyo madax kale.