25 Apr, 2024
1 min read

Prof. Yahya Amir : Ma Farmin.

Ma fahmin, Sababta Siyaasiyiintu ey Dadka ugu diidaan Nimcada Alla siiyay, oo ey u rabaan in ey Gacatooda wax ka sugaan ( F.S: 1aad) Ma fahmin, Sabata Siyaasiyiintu ey u Aaminsanyihiin in Cadawgoodii Shalay uu uga Wanaagsan yahay Saaxiibadoodii Shalay. Ma fahmin, Sababta Adiga oo og wixii Alla kuu qoray in aad helee, aad uga […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magacaabay Mas’uuliyiin cusub.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha Arrimaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka. Dr. Cabduraxmaan Cabdullaahi Baadiyow La-Taliyaha Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Dastuurka. Axmed Cabbaas Axmed La-Taliyaha Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Federaalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey La-Taliyeyaasha cusub in uu u fududeeyo masuuliyadda […]

1 min read

Qaar ka mid ah magacyada Madaxda ka qeyb galeysa caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kusii qul qulaya madaxda iyo wufuudda ka qeyb galeysa caleema saarka Madaweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha la caleema saarayo ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku guuleystay madaxnimada doorasho dhacdey bishii hore. Madaxda ka qeyb galeysa, ayaa waxaa kamid ah: Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar GeelleRa’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye AxmedMadaxweynaha dalka Kenya, […]

1 min read

Taliye Yaasiin Farey ”Kiiska Dilkii Ikraan wuxuu ahaa mid la siyaasadeeysy..,”

Kusimihii hore ee hay’adaha nabad Sugidda iyo Sirdoonka qaranka ee NISA , Xildhibaan Yaasiin Fareey oo wareeysi dhinacyo badan taabanayay siiyay mid kamid ah Telefeshinadda Dalka ayaa ka hadlay arimmo badan oo ay kamid yihiin qaabkii uu u dhacay dilkii Ikraan Tahliil iyo Ciidamadii loo qaaday wadanka Eretareya. Yasiin fareey ayaa ugu horeeyntii sheegay in […]

1 min read

Muxuu hadal hayn u dhaliyay arooska Boqoradda Style-ka iyo Haykal?

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa hadal haynta Soomaalida, meelo badan kala jooga, qabsaday sheekooyinka ku saabsan aroos ay ku aqal galeen labo dhallinyaro ah oo caan ka ah baraha bulshada. Haykal Maxamed Muuse oo ku magac dheer Xakuul iyo Maariya Maxamed Xasan oo loo yaqaanno Boqoradda Style-ka isku guursaday magaalada Muqdisho. Arooskooda ayaa soo jiitay indhaha […]

1 min read

Wafdi ka socda ONLF oo Muqdisho u yimid caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh.

Wafdi ka socday ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga qeybgeli doonaan xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo Khamiista berri ah ka dhici doonta xarunta Afisyooni. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha ONF Abdirahman Mahdi, iyadoo ay soo dhaweeyeen xubno ka tirsan xukuumada iyo Baarlamaanka Federaalka. Dadka Soomaaliyeed waxay […]

1 min read

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda CPA oo Somaliland u soo jeedisay hab looga gudbi karo ismariwaaga taagan.

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda ee loo soo gaabiyo CPA ee uu fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa dhinacyada isku haya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ayaa waxa ay u soo bandhigeen hab ay ku tirinayaan in loogaga gudbi karo ismariwaaga taagan. Xarunta ayaa warbixin ay ka diyaarisay dhacdooyinkii siyaasadeed ee […]