1 min read

Prof. Yahya Amir : Ma Farmin.

  1. Ma fahmin, Sababta Siyaasiyiintu ey Dadka ugu diidaan Nimcada Alla siiyay, oo ey u rabaan in ey Gacatooda wax ka sugaan ( F.S: 1aad)
  2. Ma fahmin, Sabata Siyaasiyiintu ey u Aaminsanyihiin in Cadawgoodii Shalay uu uga Wanaagsan yahay Saaxiibadoodii Shalay.
  3. Ma fahmin, Sababta Adiga oo og wixii Alla kuu qoray in aad helee, aad uga walwalsan tahay berri.
  4. Ma fahmin, Sababta Dadka qaar iyaga oo og Xaqiiqdu waxa ey tahay, ey naftooda ugu qanciyaan Beenta.
  5. Ma fahmin, Sababta Dadka qaar ey u qoraan “Comments-ka ” iyaga oo aan Fahmin ula jeedada qoraalka.

Qore Yahya Amir