|

Musharrixii Musevini loollanka adag la galay oo Hargaysa ku sugan.

Musharraxi mucaaradka ee u tartamay jagada Madaxweynaha Uganda oo tartanka adag la galay madaxweyne Yuweri Musevini, Bobi Wines ayaa gaaray magaalada Hargeisa.

Bobi ayaa magaalada Hargeisa uga qayb galaya shir caalami ah oo ay marti gelisay Somaliland.

Shirkaasi oo ka qayb galeen ergo ka kala socotay 14 dal ayaa looga arrinasanayaa arrimo ay ka mid yihiin amniga iyo dhismaha dawladnimada.

Bobi Wine, oo ay da’diisu tahay 36 jir magaciisu saxdana uu yahay Robert Kyagulanyi, oo ku soo caan baxay heesaha Pop-ka ayaa sanadihi u dambeeyey u diga rogtay siyaasadda isaga oo laf dhuungashay ku noqday Madaxweynaha Uganada Yuweri Musevini.

Posted by on Jun 4 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]