20 May, 2024
1 min read

Shir caalami ah oo ay ka soo qayb galeen 14 dal oo Somaliland martigelisay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannanida ugu dhawaaqday ee Somailand, Muuse Biixi, ayaa soo dhaweeyey in shirkan lagu qabto gudaha Somaliland, waxana uu caddeeyey inay taasi caddaynayso xasilloonida iyo amniga ka hana qaaday Somaliland iyo sida ay u tahay bogcad dunidu ku qabto kalsooni buuxda oo dhinac kasta ah. Shirkan oo ah kii ugu horreeyey ee noociisa […]

1 min read

Afhayeen u hadlay Farmaajo oo ka hadlay Guriga loo dhisayo madaxweynihii hore.

Maalmahaan waxaa baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku wada xiriirto si weyn looga hadal hayaa guri la sheegay in si mutadawacnimo ah loogu dhisi doono meel kamid ah dalka Soomaaliya. Guriga oo ururinta dhaqaalaha ku baxaya dhismihiisa uu hadda socdo, ayaa sababta loo dhisayo lagu sheegay mid loogu mahadcelinayo madaxweyne Farmaajo. Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo […]

1 min read

Saciid Deni oo sheegay balanqaad uu ka helay madaxweynaha cusub.

Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada. Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah. Madaxweyne Deni ayaa si faahfaahsan u sharaxin waxa […]

1 min read

3-dii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka Somaliland oo is casilay.

Saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida doorashooyinka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Muuse Biixi, sida ay qaar kamid ah xubnahaas u sheegay BBC. Waxaa ka horreeyay saddex xubnood oo kale oo iyaguna horay u shaaciyay inay ka baxeen guddiga. Tani ayaa ka dhigan in gebi […]