May 2022
Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi oo ku geeriyootay Muqdisho.
Alle ha naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Jawaahir Axmed Cilmi oo katirsaneed Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya, gaar ahaan xubnihii Aqalka Sare. Marxuum Jawaahir ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneed, waxaana geerideeda ka tacsiyeeyay madax kala duwan. Allaha u naxariiste waxay kasoo mid noqotay Golihii hore ee Aqalka Sare ee Soomaaliya, waxayna aheyd Senator fir-fircoon […]
Kulan dhexmaray RW Rooble iyo Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber. Kulankooda ayaa ku saabsanaa xaaladda abaaraha dalka, taageerada amniga Soomaaliya ee Midowga Yurub, iyadoo Midowga Yurub ay ku bogaadiyeen Ra’iisul Maxamed Xuseen Rooble dhameystirka doorashooyinkii ka qabsoomay dalka. Xubnaha […]
Golaha Wasiirada oo soo jeediyey in Mahad Salaad uu noqdo taliyaha NISA.
MUQDISHO — Golaha Wasiirada Soomaaliya ay soo jeediyey in xildhibaanMahad Maxamed Salaad uu noqdo Taliyaha Hay’adda Nabad- Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Golaha Wasiirrada ayaa iska leh soo jeedinta iyo magacaabista Taliyaha Nabad Sugidda, waxaana uu sharci noqonayaa marka uu ogolaado oo uu saxiixo Madaxweynaha Soomaaliya. Mahad Maxamed Salaad oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada hadal la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Labada mas’uul ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada dal ee dhinacyada Amniga, dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada. Madaxweynaha, Xasan Shiikh ayaa […]
Dowladda UK oo shaacisay iibka naadiga Chelsea.
Ciidamada Difaaca Kenya oo kaashanaya Aero Club ayaa Sabtidan soo socta ee 28-ka May, 2022 ku qaban doonaan Bandhig dhoolatus ah, beerta Uhuru ee ku teedsan Waddada Lang’ata ee magaalada Nairobi. Sida aan kasoo xiganay barta wasaaradda difaaca Kenya, bandhiggan,oo ay hoggaaminayaan Ciidanka Cirka ee Kenya, ayaa soo bandhigi doona awoodda iyo tababarradda cidamada cirka […]
Maxay tahay arrinta ay milatariga Kenya sameyn rabaan oo ay shacabka ugu yeereen?
Ciidamada Difaaca Kenya oo kaashanaya Aero Club ayaa Sabtidan soo socta ee 28-ka May, 2022 ku qaban doonaan Bandhig dhoolatus ah, beerta Uhuru ee ku teedsan Waddada Lang’ata ee magaalada Nairobi. Sida aan kasoo xiganay barta wasaaradda difaaca Kenya, bandhiggan,oo ay hoggaaminayaan Ciidanka Cirka ee Kenya, ayaa soo bandhigi doona awoodda iyo tababarradda cidamada cirka […]
Caddaymo laga helay xeryo Shiinuhu Muslimiinta ku jir dilo.
Xog aad u badan oo laga jabsaday kombuyuutarada dowladda Shiinaha oo loo soo gudbiyay BBC-da ayaa daaha ka qaadday wax badan oo ku saabsan nidaamka qarsoodiga ah ee Shiinaha uu ku xirayo dadka muslimiinta ah ee ku nool gobolka Xinjiang ee galbeedka fog ee dalkaas. Xogtaan ayaa caddaynaysa in la toogto qofkii iskudaya in uu […]
Guddiga Doorashooyinka Kenya oo siyaasiyiin ka hor istaagay inay tartamaan.
Guddiga doorashada Kenya ayaa shaaciyay in aysan u ogolaan doonin siyaasiyinta iyagoo xilka haya xilka laga tuuray sababo la xiriira Musuq-maasuq ama dacwad laxiriirta lunsasho hanti dadweyne ay ka taalo maxkamadaha Kenya. Arrintan ayaa saameyn ku yeelan doonto siyaasin aad u tirbadan oo ay kujiraan kuwa Soomali ah. Waa markii ugu horeysay oo uu Guddiga […]
RW Rooble oo shaqada ka joojiyey Wasiirka Arrimaha Dibedda.
MUQDISHO — 8Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu shaqada ka joojiyey wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, laga billaabo maanta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa go’aankan sabab uga dhigay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay fasaxday markab siday dhuxul si sharci darro ah looga dhoofiyay Soomaaliya oo ku xirnaa xeebaha […]
Hadal-heyn ka dhalatay wax albaab u eg oo lagu arkay hawada sare.
Sawir ay Hay’adda Hawada Sare ee Mareykanka (NASA) ka soo qaadday hawada sare oo muujinayay wax u eg albaab ayaa dhaliyay hadal-heyn badan, iyadoo dadka ay ku tilmaameen inuu caddeynayo jirintaanka nooleyaasha la aaminsan yahay inay deggan yihiin hawada sare (alien). Albaab-u-ekaha ayaa ka soo dhex muuqday sawirro uu qaaday gaariga xogta ururiya ee NASA, […]
