1 min read
Guddiga Doorashooyinka Kenya oo siyaasiyiin ka hor istaagay inay tartamaan.
Guddiga doorashada Kenya ayaa shaaciyay in aysan u ogolaan doonin siyaasiyinta iyagoo xilka haya xilka laga tuuray sababo la xiriira Musuq-maasuq ama dacwad laxiriirta lunsasho hanti dadweyne ay ka taalo maxkamadaha Kenya.

Arrintan ayaa saameyn ku yeelan doonto siyaasin aad u tirbadan oo ay kujiraan kuwa Soomali ah.
Waa markii ugu horeysay oo uu Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Kenya uu qaado talaabo noocan oo kale ah.