21 Sep, 2025
1 min read

Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed ka soo saartay Doorashada Madaxweynaha.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxaa looga hadlay Doorashada Madaxweynaha ee maalinta berri ka dhaceysa Magaalada Muqdisho. “Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka. Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin […]

1 min read

Daahir Maxamuud Geelle oo isaga baxay musharraxnimada Tartanka madaxweynaha.

Daahir Maxamuud Geele oo ka mid ahaa musharrixiinta u tartameysay kursiga Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu tartanka ka haray. Wuxuuna sheegay inuu si rasmi ah uu u shaaciyey inuu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, isaga oo sheegay inuu sii wadi doono dadaallada uu ugu […]

1 min read

Ukraine oo og xiliga uu dhamaanayo duullaanka Ruushka.

Madaxa sirdoonka military-ga Ukraine, ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan Ruushka uu gaari doono heer uu wax iska badalo bisha Agoosto, ayna u badan tahay in lasoo afjaro dhamaadka sanadkan. Wareysi uu siiyey warbaahinta Sky News, Gen Kyrylo Budanov, ayaa sheegay in ‘jabka Ruushka uu bilaaban doono bisha Agoosto’ iyadoo inta badan dagaalka xooggiisana […]

1 min read

Murashaxiinta oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirinaysa.

Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi uu usoo gudbiyey Guddiga Doorsahada Madaweynaha. Guddiga ayaa ka dalbadey murashax waliba inuu soo gudbiyo xubinta u tirneysa codadka. Murashaxiinta, ayaa loogga digay haddii aaney kasoo jawaabin dalabka guddiga waqtigii looggu tala galey, inaanu lasoo gali doonin hoolka doorashada, ruuxa codka u […]

1 min read

Bandow lagu soo rogey magaalada Muqdisho.

Afhayeenka booliiska Soomaaliya, Cabdulfataax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id qabtey, ayaa sheegay in magaalada magaalada lagu soo rogey Bandow. Sababta loo soo rogey bandowga, ayaa ah iney dhaceyso maalinta bari ah doorashada madaxweynaha Soomaaliya, taasoo u baahan waa sida uu yiri afhayeenkuye in la adkeeyo ammaankeeda. Afhayeenku wuxuu sheegay iney xanibeen dhammaan dhaq dhaqaaqyada kala […]

1 min read

Muuse Biixi iyo wafdigii ka socday Maraykanka maxay ka wada Hadley.

Taliyaha iyo waftigiisa ayaa sodookale kulanka madaxweynaha kadib, booqasho ku tagay garoonka iyo Dekedda Berbera oo dhawaan dib u casriyayn lagu sameeyay. Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Stephen Townsend, safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Larry André, iyo saraakiil kale oo sar sare oo ka tirsan taliska Afrika, ayaa socdaal ku tagay magaalada Hargaysa ee […]

2 mins read

Finland oo ku sii dhowaatay ku biirista NATO, kana careysiiyey Ruushka.

HELSINKI —Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Finland ayaa maanta sheegay inay doorbidayaan inay ku biiraan xulufada NATO, islamarkaana go’aan rasmi ah la qaadan doono dhammaadka toddobaadkan kadib markii duulaanka Ruushka ee Ukraine uu beddelay aragtidoodii hore. Kremlin-ka ayaa si deg deg ah ugu jawaabay in ka mid noqoashada Finland ee xulufada militari ee Reer Galbeedka “ay […]

1 min read

Qalbi-dhagax oo Muqdisho soo gaaray iyo RW Rooble oo xaal-mariyey.

MUQDISHO :—Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha sare ee ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, sanado kadib markii ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay dowladda Ethiopia. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaare Rooble,Ra’iisul Wasaaraha ayaa xafiiskiisa iyo xarunta xukuumadda ku qaabilay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax. “Ra’iisul Wasaaraha […]

1 min read

Bandow lagu soo rogay goobta ay ka dhacayso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Atmis) ayaa bandow kusoo rogay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow, ka hor doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inay dhacdo maalinta Axadda ah. Bandowga ayaa socon doona Talaadada ilaa Isniinta todobaadka soo socda. In ka badan 300 oo xildhibaan ayaa ku kulmi doona garoonka diyaaradaha […]