25 Apr, 2024
2 mins read

Adiga iyo Caruurtaada

Caruurtada ha siin wax kasta oo ey ku weydiistaan.Waxa ey weeynanyaan iyaga oo aaminsan in ey xaq u leeyihiin wax kasta oo ey rabaan in la siiyo. Ha u qoslin haddii ey ku dhawaaqaan Erayo Akhlaaq xumo ah.Waxa ey weeynaanayaan iyaga oo aaminsan Erayada Akhlaaq xumidu in ey yihiin wax caadi ah oo lagu qoslo […]

1 min read

Mahad Salaad oo magacaabay madaxa sirdoonka NISA ee gobolka Banaadir.

MUQDISHO — Agaasimaha ha’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee NISA Mahad Salaad ayaa maanta madaxa sirdoonka ee qeybta gobolka Banaadir u magacaabay Muxyadiin Warbac Shadoor oo ka tirsanaa saraakiisha hay’adda NISA. Sarkaalkan oo ah kii ugu horreeyay ee uu magacaabo maamulka cusub ee NISA ayaa lagu sheegay inuu leeyahay khibrad dhinaca amniga ah, isaga oo qaban […]

1 min read

CCW “Waa in la sii daayaa raashiinka gargaarka ee ku xayiran garoonka…”

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo goor dhoweyd la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda abaaraha dalka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in dalka ay ka jiraan abaaro baahsan. Wuxuu intaas ku daray inuu jiro arashiin ku xayiran garoonka. “Konton berri ka badan ayaa garoonka […]

1 min read

Ergeyga gaarka ah Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka Dalka.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Md. Mahdi Maxamed Guuleed. Kulanka oo ay qayb ka ahaayeen, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS, caafimaadka, tamarta iyo biyaha, wasiirul dawladaha xafiiska Raysalwasaaraha, agaasamiyaal […]