× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Wadamada Bariga Afrika: 48-dii ilbiriqrsiba hal qof ayaa gaajo ugu dhintaa
Wararka

Hay’adaha Oxfam iyo Save the Children ayaa ku qiyaasaya in guud ahaan dunida 181 milyan oo qof ay sanadkan la soo dersi doonto gaajo daran.

Waxay ku eedeeyeen beesha caalamka inay ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatadan.

Hay’adaha gargaarka ayaa sheegaya in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya, uu 48-dii ilbiriqsiba laga yaabo in hal qof uu ugu dhinto gaajo ba’an oo ka dhalatay dagaallada, isbeddelka cimilada iyo qiimaha cunnada ee sii kordhaya.

Hay’adaha Oxfam iyo Save the Children ayaa ku qiyaasaya in guud ahaan dunida 181 milyan oo qof ay sanadkan la soo dersi doonto gaajo daran.

Waxay ku eedeeyeen beesha caalamka inay ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatadan.

.

About Author

Maxamuud Xuurshe