25 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha Xasan Shiikh oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid ah Safiirada Caalamka oo uu kamid yahay Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay ee Muqdisho u fadhiya, Amb James Swan. Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa Madaxweynaha ugu hambalyeeyo Doorashada uu ku soo baxay, waxaana ay ka xog wareysteen sidii […]

1 min read

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Safiirka Sweden oo kawada hadlay arimo ku saabsan abaaraha.

Muqdisho-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Sweden Amb. Per Lindgàde. Danjiraha ayaa bogaadiyay hoggaamintii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee qabashada doorashada madaxweynaha si xur ah. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka mahad celiyey hambalyada uu danjiraha soo gaarsiiyay, wuxuuna bogaadiyey doorka ay dowladda […]

1 min read

RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS. Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii dalka ka qabsoomay iyo wada shaqeyntoodii, waxa uuna ku boorriyay in ay sii dardar geliyaan howlaha nabad […]

1 min read

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar Amb. Mohamed El Baz oo u yimid salaan iyo hambalyo uu ka siday Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Masar mudane Dr. Ali Abdel-Aal. Wuxuu safiirku bogaadiyay dadaaladii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee ku aaddanaa dhamaystirka doorashada ee ahayd mid xur […]

1 min read

Xisbiga Conservative-ka Canada oo isku dayaya inuu soo dhoweysto Soomaalida.

TORONTO — Doorashada xubnaha xisbiga midigta ee Conservative-ka Canada ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qabsoonto dalkaasi, kadib markii meesha laga saaray hoggaamiyihii hore. Murashixiinta qaar ee xisbiga ayaa ka hadlay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka heysta bulshooyinka laga tira badan yahay, halka mid kamid ah murashaxiinta uu si gooni ah carabka ugu dhuftay dhibaatooyinka haysta […]

1 min read

Haddii Booliska ay soo qabtaan rag uu ku jiro Sheekh Shaakir maxay la kulmayaan?

Booliska Dawlad Gobolleedka Galmudug, ayaa sheegay in sababta ay u doonayaan in la soo xiro 36 qof oo ka tirsan saraakiisha ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo uu kujiro hoggaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ay tahay, sidii loogu maxkamadeyn lahaa dambiyo ay sheegeen inay ka galeen dadka reer Galmudug. Ururka Ahlu-Sunna ayaa dagaal hubeysan kula jira […]

1 min read

Wadamada Bariga Afrika: 48-dii ilbiriqrsiba hal qof ayaa gaajo ugu dhintaa

Hay’adaha Oxfam iyo Save the Children ayaa ku qiyaasaya in guud ahaan dunida 181 milyan oo qof ay sanadkan la soo dersi doonto gaajo daran. Waxay ku eedeeyeen beesha caalamka inay ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatadan. Hay’adaha gargaarka ayaa sheegaya in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya, uu 48-dii ilbiriqsiba laga yaabo in hal qof […]