1 min read

Xisbiga Conservative-ka Canada oo isku dayaya inuu soo dhoweysto Soomaalida.

TORONTO — Doorashada xubnaha xisbiga midigta ee Conservative-ka Canada ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qabsoonto dalkaasi, kadib markii meesha laga saaray hoggaamiyihii hore.

Murashixiinta qaar ee xisbiga ayaa ka hadlay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka heysta bulshooyinka laga tira badan yahay, halka mid kamid ah murashaxiinta uu si gooni ah carabka ugu dhuftay dhibaatooyinka haysta Soomaalida Canada.