1 min read

Sheekh Shariif: “Marka dib loo milicsado guulihii aan gaaray waxaa la jooga xilliggii aan Qaranka hoggaamin lahaa…”

Waxaa muqdisho maalintii labaad ka socota is diiwaangelinta musharrixiinta u tartameysa xilka Madaxweyne ee Soomaaliya.

Shariif Sheekh Axmed oo kamid ah musharraxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliyaa ayaa BBC uga warramay sababta ku khasabtay in mar kale uu tartamo doorashada madaxweynaha iyo waxyaabihii u qabsoomay 3 sano iyo 9 bilood uu xilka hayay.

Wuxuu u warramay weriyaha BBC Maxamed Xaraare.