01 May, 2024
1 min read

Amniga Doorashada Madaxweynaha oo lagu wareejiyay Howlgalka ATMIS.

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa sheegay in Ammaanka guud ee goobta Doorashada ay sugauaan Ciidamada Howlgalka ATMIS, kuwaasi oo ay caawin doonaan tiro kamid ah Ciidamada Booliiska Soomaaliya. Sidoo kale, Guddiga ayaa soo saaray tirada Askarta iyo howl […]

1 min read

Sheekh Shariif: “Marka dib loo milicsado guulihii aan gaaray waxaa la jooga xilliggii aan Qaranka hoggaamin lahaa…”

Waxaa muqdisho maalintii labaad ka socota is diiwaangelinta musharrixiinta u tartameysa xilka Madaxweyne ee Soomaaliya. Shariif Sheekh Axmed oo kamid ah musharraxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliyaa ayaa BBC uga warramay sababta ku khasabtay in mar kale uu tartamo doorashada madaxweynaha iyo waxyaabihii u qabsoomay 3 sano iyo 9 bilood uu xilka hayay. Wuxuu u […]