1 min read
Muqdisho oo maanta ka blilaamaysa Diiwaangelinta Murashaxiinta xilka Madaxaynaha Soomaaliya.
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay ka bilaamato Diwaan gelinta Musharixiinta Madaxweynaha 10-Aad ee Soomaaliya, sidda ay kolhore sheegeen Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.
![](https://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2022/05/FB_IMG_1651978070879-780x470-1.jpg)
Guddiga Doorashada Madaxwaynaha ayaa sidoo kale diyaariyay Goobta Diiwaangelinta Murashaxiinta xilka Madaxaynaha JFS u tartamaysa taas oo la filayo in ay maanta bilaamato.
Diwaan gelinta Musharixiinta u tartamaysa Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Socon doonto 8 bisha oo maanta ah ilaa 10-ka bishaan.