20 Sep, 2025
1 min read

RW: Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO — Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo ka kooban toddoba xubnood oo iskugu jira wasiirro iyo saraakiisha ciidamada, iyo agaasimaha NISA. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha, wasiirka Amniga Qaranka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa noqonaya guddoomiya guddigan, waxaana xubno ka ah, wasiirka […]

1 min read

Madaxwayne Xasan Sheekh “Qalbiga aan ka midowno,qalbiga aan ka heshiinno..”

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay u jeedada safar uu maanta ku tagay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu daaran yahay dib-u-heshiisinta bulshada, nabadaynta iyo xallinta khilaafaadka dalka. Madaxwayne Xassan sheekh Maxamuud ayaa hoosta ka xariiqay sida ay uga […]

1 min read

Gudoomiyihii guddiga doorashada Somaliland oo is-casilay.

Guddoomiyihii guddida Doorashooyinka ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac,ayaa iska casilay xilkaasi iyo xubinimadiiba sida ay BBC u xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah. Arrintan ayaa ka dambaysay kadib markii khilaaf soo kala dhex-galay xubnaha guddida Doorashooyinka Somaliland. Riyo-raac, oo markii hore mucaaradku ka biyo diideen magacaabistiisa ayaa qabtay Doorashadii Wakiillada iyo deegaanka […]

2 mins read

Ireland: Nin Soomaali ah oo loo ogolaaday inuu raadsado magdhaw kaddib sanado badan oo uu si khalad u xirnaa.

Sida ay daabaceen warbaahinta The Irish Times iyo Independent.ie ee uu fadhigoodu uu yahay Ireland, maxkamadda ugu sarraysa Irish-ka ayaa waxa ay fasaxday in dhaqaale magdhaw ah uu dalbado nin dhimirka ka xanuunsanaa oo asalkiisu uu Soomaali yahay, oo muddo dheer si khaldan u xirnaa. Warbaahinta oo soo xiganaysa maxkamadda ayaa baahisay in maxkamaddu ay […]

1 min read

Yaa la wareegay naadiga Chelsea?

Shirkad Clearlake Capital oo uu hogaamiyo Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah ayaa ugu dambeyntii si rasmi ah u soo gabagabeeyay la wareegista kooxda Chelsea sida shalay isniin ah la xaqiijiyay. Dawladda UK ay Chelsea siisay shati cusub oo ay ku howlgasho kadib markii horay loo xayiray ninkii lahaan jiray kooxdan Abrahamovic kadib […]

1 min read

Sheekh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay.

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan Soomaalida. Aaska Sheekha waxa ka qayb-galay madax ay ku jiraan madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Cullimo iyo dad kale oo ka kala yimi Deegaamada Soomaalida.Sheekh Cali, oo 28-kii bishan ku geeriyooday waddanka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray xarun cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ay shir laleeyihiin madaxda ugu sarreysa Koofur […]