25 Apr, 2024
1 min read

Wasiirka Shidaalka oo wax laga weydiinayo heshiis uu la galay shirkad shisheeye.

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa soo saaray warqad uu ugu yeerayo wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed oo kol hore heshiis Shidaal a galay shirkada Coastline Exploration Limited oo laga leeyahay wadanka Maraykanka. Maalinta isniinta ah oo ay bisha April ku beegan tahay 25 ayaa lagu qoray warqada in uu xafiiska […]

1 min read

Jordan oo dalbatay in dadka aan muslimka ahayn laga mamnuuco masaajidka Al-Aqsa.

Gudiga heer gole wasiir ee carabta u xilsaaran hawlaha caalamiga ah si ay uga hortagaan siyaasadaha Israa’iil ee magalada Qudus ayaa cambaareeyay wax ay ugu yeereen xasarada Israa’iil ee ka dhanka ah masaajidka barakeysan ee Al-Aqsa, taas oo kor u kacday maalmihii la soo dhaafay ayna ku dhaawacmeen boqolaal qof. War murtiyeed ay soo saareen […]

1 min read

Wasiiradda arimaha dibada Biljimka oo xilkeeda isaga tagtay si ay u dareyeesho nine-day.

Wasiirka arimaha dibada Biljimka Sophie Willems ayaa xilkeedii si kumeel gaar ah isaga tagtay si ay u daryeesho ninkeeda oo la ildaran xanuunka kansarka. Willems oo sidoo kale ah ra’iisul wasaare ku xigeenka wadanka ayaa qaadatay fasax ilaa iyo dhamaadka xagaaga soo socda oo ay qoyskeedu fiirin doonaan sida uu xaalku noqdo. Waxay sheegtay in […]

1 min read

Ciidamo uu wato Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq.

Wasiirka Amniga ee Jubaland, Yuusuf Xuseen Cismaan, oo ay la socdeen ciidamo loogu talo galay ilaalinta aminga doorashooyin lagu wado n ay ka dhacaan Ceelwaaq ayaa gaaray halkaasi. Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq Ibraahim Guuleed Aadan ayaa sheegay in ay halkaas ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo loogu diyaar garoobayo doorashooyin lagu qabanayo Ceelwaaq. Dhinaca kalena, magaalada Garbahaarey ayey […]

1 min read

Arsenal oo Ghelsea ku debatay gurigeeda 4 iyo 2.

Arsenal ayaa saddexda dhibcood kaga soo qaadatay Chelsea garoonkeeda Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 2-4, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Chelsea iyo Arsenal ku kala nasteen barbardhac 2-2 ah. Daqiiqadii 13-aad kooxda Arsenal ayaa hoggaanka u qabatay dheesha waxaana 0-1 ka dhigay da’ayarkooda […]