28 Apr, 2024
3 mins read

Sheekh Aadan Sunne: Wadaadkii Somaliland ka soo cararay oo al-Shabaab ku biiray.

Sheekh Aaadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo dhawaan ay mas’uuliyiinta Somaliland ku dhawaaqeen inuu ka baxsaday magaalada Hargaysa oo uu degenaa ayaa wareysi siiyay BBC-da, isagoo ku sugan deegaannada ay maamulaan kooxda Al-Shabaab. Waxa uu xaqiijiyay in uu kasoo baxsaday Somaliland, isagoo eedeyn u jeediyay maamulka Jamhuuriyadda iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. “Magaalada Hargeysa waxaan […]

1 min read

Howlgal Ciidamada Booliska & NISA oo Muqdisho laga sameeyay.

Qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida Soomaaliya. Howlgalka ayaa sigaar ah looga fuliyay Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Guud ahaan Suuqa Bakaaraha & meelo kamid ah degmada Hodan, sida […]

1 min read

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay Arrimo u ah labada Dal.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku sugan Magaalada Doxa ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar ahna Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah. labada mas’uul ayaa ka wada-hadalay xoojinta xiriirka & Iskaashiga Soomaaliya & Qatar gaar ahaan labada wasaaradood. Wasiirka Gaashaanshigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaauga mahadceliyaymartiqaadka & […]

1 min read

Shir ka dhacay Muqdisho oo la isku raacay xilliga lasoo gaba-gebaynayo howlgalka ATMIS.

MUQDISHO:- Shir lagu hirgelinayey Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso amniga dalka oo dib-u-habayn lagu sameeyey, kaas oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Amniga Qaranka ee Madaxtooyada Soomaaliya, ayaa maanta ka dhacay Muqdisho. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galeen masuuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, wakiillo metelayey Dowlad […]

1 min read

Sheekh Shariif: Hogaamiye Diimeed Caan ah oo Alle naga Jeclaadey!!!.

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Caalimkii weynaa Dr. Shiikh Shariif Shiikh Muxyadiin Celi oo ka mid ahaa culumada loogu jecel yahay dalka Somalia. Dr. Shiikh Shariif Shiikh Muxyadiin Celi oo ahaa Mufti Diimeed aad looga yaqaanno Caalamka Islaamka oo dhan ayaa horey xilligii Sagaashameeyadii waxa uu u soo noqday Guddoomiyihii Guud […]