1 min read

Sheekh Shariif: Hogaamiye Diimeed Caan ah oo Alle naga Jeclaadey!!!.

Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Caalimkii weynaa Dr. Shiikh Shariif Shiikh Muxyadiin Celi oo ka mid ahaa culumada loogu jecel yahay dalka Somalia.

Dr. Shiikh Shariif Shiikh Muxyadiin Celi oo ahaa Mufti Diimeed aad looga yaqaanno Caalamka Islaamka oo dhan ayaa horey xilligii Sagaashameeyadii waxa uu u soo noqday Guddoomiyihii Guud ee Hirgalinta Shareecada Islaamka ee W/Muqdisho!#إنا_لله_وإنا_إليه_راجعون