1 min read

Xildhibaankii ugu horeeeyay oo dhintay isagoo aan weli la dhaarin.

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Mohamud Maxamed Kulow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee goor dhow lagu soo doortay magaalada Kismaayo.

Marxuum Mohamud Maxamed Kulow isaga ayaa xilal kala duwan ka soo qobtay dowladdii kacaanka.