17 Sep, 2025
1 min read

Mareykanka: Muwaadiniinta ku harsan kraine oo loogu baaqay inay soo baxaan.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee ku haray dalka Ukraine in ay si deg deg ah uga baxaan dalka, sababo la xiriira hanjabaadaha sii kordhaya ee ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Biden oo wareysi siiyay NBC News  ayaa xusay  in ciidamo  uusan u diri doonin dalkaasi si ay […]

1 min read

Dowladda Indonesia oo $13.9 Bilyan ku iibsaneysa Diyaarado dagaal.

Indonesia ayaa raadineysa dhabbe ay u marto sidii ay u cusbooneysiin lahayd diyaaradaheeda dagaalka oo duugoobay (Duqoobay) maadaama ciidankeena muddo dheer ay adeegsanayaan balse ay door-bideyso in ay la jaanqaado casriyeynta lagu sameeyay diyaaradaha. Wasiirrada Gaashaandhigga Indonesia & France oo ku kulmay Magaalada Jakarta ayaa qalinka ku duubay in labada Xukuumad ay is dhaafsadaan dhaqaale […]

1 min read

Soomaaliya iyo WFP oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Dalka.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad […]