27 Apr, 2024
1 min read

Dalka Senegal oo ku guulaysatay Koobka Qaramada Afrika.

Xulka qaranka Sengal ayaa caawa ku guulaystay koobka Qaramada Afrika markii ugu horraysay tan iyo markii koobkan la billaabay 1957-kii. Waxa ay caawa garoonka Olembe stadium ee caasimadda Yaounde ee dalka Cameroon gool ku laadyo uga adkaadeen xulka Masar oo doonayay oo in ay markii siddeedaad ku guulaystaan koobkan. Waxay ahayd guul si weyn u […]

1 min read

Gudiga Doorashoyinka Somaliland oo qabanaya Doorashada HOP#240,HOP#241,HOP#263, HOP#271& HOP#205.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi-Somaliland ayaa soo gudbiyay habraaca Doorashada shan kursi oo Golaha Shacabka ah kuwaas oo tirsigoodu yahay HOP#240, HOP#241, HOP#263, HOP#271 & HOP#205. Kuraasta qaar waxa ay wadaagaan Ergada Dooraneysa, waxaana maanta oo ah 7da Febaraayo 2022 la diiwaangelinayaa Ergada oo loo xareynayo tababar lagu tusayo sida Ergayga uu u […]

1 min read

Midowga Afrika oo joojiyay dooda ku saabsan in Israa’iil lagala noqdo aqoonsiga.

Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa u qeyb sanaha guddoomiyaha Midowga Africa dhanka arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka, Bankole Adeoye, wuxuu sheegay in hoggaamiye kasta oo African ah oo ku jira golaha, uu si aan gabasho laheyn u cambaareeyey isbadal kasta oo ku yimaado hab ka […]