Skip to content
22 Sep, 2025
Somaliweyn

Somaliweyn

News, Sports & Intertainment

site mode button
Subscribe
  • Wararka
  • Sports
  • News English
  • Home
  • 2022
  • April
  • 18
  • Hoobiye ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka oo sababay khasaare.
1 min read
  • Wararka

Hoobiye ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka oo sababay khasaare.

April 18, 2022April 18, 2022 0

Ugu yaraan todobo qof oo isugu jira shaqaalaha Barlamaanka iyo askar ayaa ku dhaawacmay hoobiya ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka, xilli ay socotay dooda baarlamaanka.

Wararka ayaa sheegaya in ay istaagay doodii Barlamanka, xildhibaannada ayaana bilaabay inay dhismaha isaga baxaan.

Post Views: 812

Post navigation

Previous: Puntland: “Deni madaxweyne ayuu sii ahaan doonaa,haddii uu waayo madaxtinnimada Soomaaliya”.
Next: Xildhibaanada Baarlamaanka oo ansixiyay in la qabto doorashada Gudoonka labada aqal bishan April 26 iyo 27.

Related Posts

Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay
1 min read
  • Wararka

Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay

September 19, 2025 Hussein0
Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh
3 mins read
  • Wararka

Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh

September 15, 2025 Hussein0
Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare
1 min read
  • Wararka

Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare

September 15, 2025 Hussein0

Recent Posts

  • Xurguftii ka dhaxay Ilhan Omar iyo Trump oo soo laabatay
  • Maxaa kala haysta Dhamaca Imaaraadka iyo ka warqabka Xassan Sheekh
  • Sirdoonkii Ciraaq oo laga wareystay shirqoolkii lagu sameeyey Siyaad Bare
  • Bandhigga Buugagta Gothenburg Sweden 6 Sep. 2025
  • Tacsi tiiraanyo leh: Khadiijo Qalanjo oo Boorame ku geeriyootay

Recent Comments

No comments to show.
Copyright © azure-news 2025 Proudly powered by WordPress | Theme: azure-news by CodeVibrant.
  • Privacy Policy
  • Privacy Policy
  • About Us
  • About Us
  • Contact Us
  • Contact Us