April 18, 2022
R/Wasaare Rooble oo ka hadlay weerarkii Hoobiyaha ee ka dhacay Baarlamaanka.
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xusseen Rooble ayaa cambaareeyay “falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah” ayaa lagu yiri qoraal lagu baahiyay bogga xafiiska ra’iisal wasaaraha. Qoraalka ayaa lagu sheegay in raโiisul Wasaaruhu uu bogaadinayaa dadaalka Baarlamaanka ee dhammaystirka iyo dardargalinta doorashada. Raโiisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliyeyaasha Ciidammada […]
Sacuudiga oo aad uga carooday gubidda kitaabka Quraanka ee Sweden.
Sacuudi Caabiya ayaa aad uga carootay wararka sheegaya in si ula kac ah Qur’aanka loogu gubayo Sweden. Sida wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ay ku xustay bayaan ay saakay soo saartay. Wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa bayaankeeda waxay ku tiri, “Wasaaradda arrimaha dibadda waxay gudbineysaa cambaareynta Sacuudi Carabiya ee ku aaddan tacaddiga iyo daandaansiga Muslimiinta.” Bayaanka […]
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ansixiyay in la qabto doorashada Gudoonka labada aqal bishan April 26 iyo 27.
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka qeybgalay kulanka wadajirka ah ee Villa Hargeysa ayaa ka hadlay shaqooyinka horyaalla oo ay ugu horreyso doorashada guddoonka Labada aqal. Xildhibaanada ayaa ansixiyay in la qabta doorashada hoggaanka labada aqal bishan April 26 iyo 27. Sidoo kale xildhibaanada ayaa isku raacay lacagaha isdiwaangelinta ee laga qaadayo […]
Hoobiye ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka oo sababay khasaare.
Ugu yaraan todobo qof oo isugu jira shaqaalaha Barlamaanka iyo askar ayaa ku dhaawacmay hoobiya ku soo dhacay barxadda dhismaha Barlamaanka, xilli ay socotay dooda baarlamaanka. Wararka ayaa sheegaya in ay istaagay doodii Barlamanka, xildhibaannada ayaana bilaabay inay dhismaha isaga baxaan.