1 min read

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku soo dhigay nin dilay qof Shacab ah.

Askari ka Tirsan Ciidamadda Degaanka Gubadleey ayaa maanta dil ugu geystay Suuqa Dayax Qof shacab  ahaa.

Hay’adahaa Amniga ayaa Deegaanka Gubadley ka soo qabtay Nuur Cabdullahi Axmed Diimoow oo lagu soo Eeeeyay in uu dilay  Kunciil Kadiye Guure, waxa  uu u  dilay lacag   gaareysa 0.5 ama Nus doolar kaliya sida ay goob joogayaal u xaqiijiyeen warbaahinta.

Marxuunka la dily ayaa la sheegay in xoolo uu ka keensaday gobolka shabeelada Dhexe si uu ugu iibiyo suuqa Dayax.

Hay’adaha Amniga ayaa Eedeeysanha gacanta ku haaya islamarkaana sharciga horgeynaya