26 Sep, 2025
3 mins read

Abaanduulaha Militariga Itoobiya “Waa in Taariikhda laga bartaa in dagaalku uu baabi’iyo dadka iyo dhaqaalaha”.

Waxaa magaalada Jigjiga si weyn looga xusay sanad guuradii 47-aad ee ka soo wareegtay aasaaska taliska ciidamada bariga, iyadoo halku-dhiggiisuna uu yahay “Waxaan nahay ciidamada Itoobiya ee qeybta bari”. Birhanu Jula, abaanduulaha militariga Itoobiya iyo Abebaw Tadesse, oo ah ku xigeenka taliyaha ciidanka, ayaa waxaa labadoodaba ku soo dhaweeyay Jigjiga Mustafe Maxumed, madaxwaynaha Dowlad Deegaanka […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN GAAR AH LA QAATAY DHIGGIISA SHIINAHA

Beijing, Sebteembar 6, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing. Labada Madaxweyne ayaa waxay isku afgarteen in kor loo qaado xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, lana gaarsiiyo heer sareeya oo iskaashi istiraatiiji ah iyo […]

1 min read

Waa kuma Abiy?

Waxaa jira laba Abiy oo aan shaqo isku laheyn. Mid isku maleeya in uu boqor yahay, rabana in uu taariikh sameeyo, magaciisana lagu qoro madxafyada Itoobiya iyo mid kale oo reer magaal isku ekeysiiya, furfuran, cid kasta saaxiib la ah, kuna guuleystay Nobel Peace Prize. Waa jirjiroolle khiyaano badan, sharlow ah. Si kale u dhig, […]