15ka May waa maalin Baal dahab ah uga qoran sooyaalka Soomaaliyeed
1 min read

15ka May waa maalin Baal dahab ah uga qoran sooyaalka Soomaaliyeed


Qormdaan waxaay kusaabsantahay halgankii SYL waxaana wareeysanaynaa halgamayaal goob joog u ahaa kana qaybgalay halgankii SYL  oo kala ah:

1. Xaaji Maxamad Xusseen  oo kamid ahaa Asaasayaashii Syl
2. Timiro Cukaash oo Saygeedii lagu dilay Halgankii SYL iyaduna ku umushay Xabsiga dhexdiisa.
3. Yusuf Maxamuud  Xoosh (Ruuraa)oo kamid ahaa halgamayaashii ururka SYL ee Gobollada Waqooyi
4. Xaliimo Godane oo Dilkii Xaawo Taako Goob Joog ka hayd.

Barnaamijkaa waxaa soo diyaariyey Cabdullahi Sheekh  Xusseen Hantiwadaag