May 15, 2024
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ka hadlay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada SSC.
Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa warbixin lagaga dhagaystay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo safar shaqo ku jooga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo soo bandhigay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada […]
15ka May waa maalin Baal dahab ah uga qoran sooyaalka Soomaaliyeed
Qormdaan waxaay kusaabsantahay halgankii SYL waxaana wareeysanaynaa halgamayaal goob joog u ahaa kana qaybgalay halgankii SYL oo kala ah: 1. Xaaji Maxamad Xusseen oo kamid ahaa Asaasayaashii Syl 2. Timiro Cukaash oo Saygeedii lagu dilay Halgankii SYL iyaduna ku umushay Xabsiga dhexdiisa. 3. Yusuf Maxamuud Xoosh (Ruuraa)oo kamid ahaa halgamayaashii ururka SYL ee Gobollada Waqooyi […]