18 May, 2024
1 min read

Ciidamada Somaliland oo dhoolotus ka sameeyay Gobolka Awdal

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhoolotus ka dhigay xerada Gorayo-cawl ee aagga galbeed, halkaas oo ay ku soo bandhigeen awooddooda ciidan iyo gaadda ka ciyaar. Telefishanka Somaliland ayaa sheegay in bandhiggan loogu diyaar garoobayo xuska maalinta 18 ka May, oo ku asteysan maalinta Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ay sheegtay in ay dib […]

1 min read

Caruurta: Himilo sidee ah?

Caruurtu waxa ay ku Hamiyaan waxa ay ka arkaan Dadka ka waaweeyn ee Deegaanku cidda ay xushmeeyaan ama ka cabsadaan. 1.Japan Caruurtu waxa ay arkaan Bulshada oo Xushmeeynee Qof soo saaray Qalab cusub oo Electronic ah. 2.China waxa ay jeclaadaan Engineer Dhisayo Buundo ama Kaabad. 3.Korean, waxa ay jeclaadaan Nin Horuumarinayo Ganraalada Dalka. 4. Brazil, […]

1 min read

Dagaal beeleed ka socday xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ku fiday deegaanno hor leh.

Warrarka laga helayo xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaallo beeleedyadii ka socday halkaas, ay ku fideen deegaanno hor leh oo horey u xasiloonaa. Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in miliishiyo beeleedyo hubeysan ay ku dagaalameen deegaanno u dhaxeeya magaalooyinka Moqokori iyo Aadan Yabaal oo kala kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha […]