26 Jul, 2024
1 min read

RW Xamsa oo ka qeybgalay kulan afur ah oo loogu mahadcelinayay Guddoonka BJFS+Sawirro.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo bandhigay sida ay ugu faraxsan yihiin shacabka Soomaaliyeed qabyo-tirka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Deg Deg ah ku tagay dalka Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, […]

4 mins read

Soomaali malaayiin doollar u uruurinaysa Falastiiniyiinta Qasa, xageese la marin doonaa kaalmadaasi.

Sanduuq uu guddoomiye ku xigeen ka yahay Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan ayaa gudaha Soomaaliya lacago deeq ah uga aruurinaya Falastiiniyiinta Qasa ee duqeymuhu ku socdaan. Sanduuqa oo lagu magacaabo Somali Action Network (SAN) ayaa qabsaday bartilmaameed shan milyan oo doolar ah si ay ugu deeqaan Falastiiniyiinta ku go’doonsan marinka Qasa ee ay duqemaha u dheer […]