Xasan Cali Khayre: “Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub….”
1 min read

Xasan Cali Khayre: “Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub….”

Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub, waxaanna aqoonsanyahay dastuurka KMG ah ee 15ka cutub iyo 143 qoddob ka kooban. Marna ma aqbalayno dastuurka loo beddelayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada.