September 2, 2023
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shirguddoomiyey kulankii 22-aad ee Golaha shacabka
Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 22-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ajandihiisu ahaa akhrinta 3-aad ee Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, qeybinta warbixinta akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangaliyo doonka. Xildhibaannada Golaha […]
Ciidanka Booliiska oo gacanta ku dhigay laba dhagarqabe oo watay Baabuur qarax sida.
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa fashiliyey Qarax Gaari oo kooxda Khawaarijtu rabeen in ay ku haligaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka u,sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ciidanka saldhig Booliiska Degmadda Dayniile ayaa qabtay Gaariga qaraxa siday oo mareyey goob xaafaddo dhexdood ah kaas oo dhalisay shaki laga qaaday Gaariga,abaaro 10:30-kii […]
Taageerada Dowladda ee la dagaalanka Shabaab oo soo kordhaya (WARBIXIN)
Usbuucii la soo dhaafay waxaa soo badanayay taageerada iyo is bar-bartaagga dadaalka ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waxayna kuwii ugu dambeeyay ay naga soo gaareen Madaxweynayaashii hore, Raiisul-waarayaal hore iyo masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada iyo xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. “Waxaan taageerayaa oo xoojinayaa fariinta Madaxweynaha […]
MW Somalia oo sheegay arrin aan horay u dhicin oo ay ciidanku bilaabeen & Qorshe uu Somalia u dejiyey + Khaladkii Cowswayne
Madaxweynaha Xasan, oo xalay hadal ka jeediyey barta X space, ayaa qiray dagaalkii toddobaadkii hore ka dhacay Cawsweyne, inoo ahaa midkii u horreyay ee saameynta u xooggan gaarsiiyay ciidanka xoogga inta uu socday howlgalka AS. Madaxweynaha ma qarin, oo wuxuu tilmaamay inay arrimo farsamo dhaceen , si la mid ah dagaalka inay ka dhalatay ciidanka […]
840,000 oo Afghanistan u dhashay oo dalbaday dib u dejinta Maraykanka oo weli natiijo sugaya.
WASHINGTON — In ka badan 840,000 qof oo u dhashay dalka Afghanistan oo codsaday barnaamijka dib u dejinta Maraykanka ee lagu taageero dadka reer Afghanistan ee la soo shaqeeyey ciidamada Maraykanka, ayaa illaa haatan sugaya sidii ay u heli lahaayeen dib u dejinta Maraykanka, sida lagu sheegay warbixin cusub oo la soo saaray. Warbixintan oo […]