20 Sep, 2025
1 min read

Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah Alromaith. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal ee walaalaha ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta. Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha kooxaha reer Yurub.

Kooxda reer Saudi Arabia ee Al Hilal, ayaa doonaysa inay weeraryahanka Paris St-Germain iyo xulka qaranka Argentina ee, Lionel Messi, oo 35 jir ah ka dhigto xiddiga ugu mushaharka badan adduunka. Kooxda heysata horyaalka Jarmalka ee Bayern Munich, ayaa ku dhow inay dhameystirto heshiiska ku xigeenka tababaraha kooxda Chelsea, Anthony Barry. Chelsea ayaa ku dooneysa […]