27 Jul, 2024
1 min read

Somaliland oo faahfaahin ka bixisay dagaal ay sheegtay in saakay lagu soo qaaday.

Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay saaka soo saartay ku sheegtay in dagaal lagu soo qaaday ciidamadeeda ku sugan agagaarka magaalada Laascaanood. Warkaan oo lagu baahiyay bogga Facebook ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Soomaliland ayaa lagu yiri, “Kooxaha huwanta ah ee ku sugan magaalada Laascaanood ee ka kooban argagixiso, nabad-diid […]