January 16, 2023
Khaladaad ay ku kacday Wasaarada Arrimaha Dibedda Somaliland
” Danjiruhu hawl kasta oo uu qabanayo, oo ay ku jiraan safarrada uu ku marayo dalka uu joogo gudihiisa, waxa uu uga fasax qaataa dawladdiisa. Sida oo kale, falalka uu ku kacayo, ereyada uu dalka ka odhanayo, saaxiibtinimada iyo nooca xidhiidh ee uu la yeelanayo iyo go’aamada uu ka qaadanayaaba waxa ay ka turjumayaan siyaasadda […]
Aabihii Maafiyada Talyaaniga Oo La Qabtay 30 Sanno ka dib
Booliska la-dagaalanka Maafiyada ee Talyaaniga ayaa maanta gacanta ku dhigay ninkii ugu weyn Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, taasi oo soo geba-gebeysay 30 sanno oo ugaadhsi ah. Messina Denaro, oo 60 jir ah, ayaa hormood u ahaa Cosa Nostra, urur dambiyeedka dhabta ah ee Sicily, ee lagu soo bandhigo aflaamta Godfather. Messina Denaro ayaa laga […]
Baroor diiq tacsi oo lagu qabtay Xarunta Jaaliyada Soomaalida Zwolle ee Natherland
Gudoomiyaha jaaliyada Holland Cabdulqadir Cali Nuune & dalada ay kuma mideysan yihiin SFON ee Nederland waxay maanta Xarunta Jaaliyada Zwolle ku qabteen Baroor diiq ay uga tacsideynayaan dhamaan Reer Macalow Ali oo ka mid ah Odayaasha Jaaliyada Zwolle. Waxa dhawaan magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Weyne gacan ka xaqdaran ku dushay walaalkood: Marxuum Abuubakar […]