22 Apr, 2024
1 min read

Howlgalo iyo Duqaymo wada socda oo lagu dilay 49-ruux Al-S

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal iyo duqeymo dhinaca cirka ah oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 49 Xubnood oo katirsan Ururka Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ilaa iyo 49 xubnood oo ka tirsan tirsan  Al-Shabaab  lagu dilay tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan […]

1 min read

RW Xamza oo Qadar ka codsaday inay kordhiso dhaqaalaha ay siiso Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalka Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi, oo shalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo. Mudane Xamse iyo Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi ayaa si qota dheer uga wada-hadlay xoojinta xariirka iyo […]

1 min read

Jaamacadda Carabta oo shir ka yeelanaya abaaraha ka jira Soomaali

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doono  shir caalami ah oo ku saabsan  sidii looga hortagi lahaa abaaraha ka jira Soomaaliya,isla markaana, kor loogu qaadi lahaa haqab-beelka cuntada iyo kor u qaadista awoodda la qabsiga isbedelka cimilada ee […]

1 min read

Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda.

Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda iyagoo ” sahaminaya taallaaboyin kale oo istiraatiiji ah”. Qoyskan oo reer Maraykanka ah ayaa ku iibsaday Kooxda ku dheesha Old Trafford 790 milyan oo gini ($1.34bn) sannadkii 2005-tii. Tallaabadan ayaa timid timid ka dib sanado badan oo ay taagerayaasha ka cabanayeen lahaanshahooda […]