28 Apr, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday shir qaran oo looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ku baaqay in la qabto Shirka Amniga Qaranka, kaasi oo looga arrinsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo kacdoonka Bulshada. Shirkaan ayaa waxaa garwadeyn ka noqoneysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta, iyada oo ay ka soo qeyb gali doonaan dhammaan Madaxda Golaha Amniga Qaranka. “Waxa uu […]

1 min read

Guddoomiyaha G/Banaadir “ “Amarka Al-Shabaab albaabkii ganacsi ee lagu xiro , dib dambe looma furi doono…”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaatada Amarada Al-shabaab iyo dadka u raadsada Garsoorka. “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doona sidoo kale qof Al-shabaab u garsoor u raadsaday Muqdisho kuma soo laaban doono.” Ayuu yiri Guddoomiyaha oo warbaahinta la hadlay.

4 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladeydu waxay la dagaalatsaa kooxaha Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish….”

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa billaabay wax yar ka hor 7-dii fiidnimo xilliga Muqdishu, waxaana uu kaga hadlay caqabadaha haysta guud ahaan dunida sida isbeddelka cimilada, Covid-19 iyo argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa […]

2 mins read

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xiriira amniga dalka.

MUQDISHO — Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qodobo iyo go’aano la xiriira xaaladda amniga dalka iyo dagaallada socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamadan soo socda: 1. Goluhu waxa uu soo jeediyay […]

1 min read

Mareykanka oo ku dhowaaqay taageero cusub oo la siinayo Soomaaliya.

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday in ka badan $151 milyan oo taageero cusub oo la siinayo Soomaaliya, si wax looga qabto abaaraha dalka ka jira. “Dowladda Mareykanka ayaa ayada oo u marineysa hay’adda USAID waxay in ka badan $151 milyan ku bixineysaa kaalmo cusub, oo ay degdeg ugu baahan yihiin dadka Soomaaliyeed,” ayey USAID […]

1 min read

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku dilay 27 Shabaab ah.

WASHINGTON — Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar cirka ah xilli ay dagaal kula jireen ciidamada dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay militariga Mareykanka Arbacadii. Duqeyntan ayaa laga fuliyay deegaan ku dhow degmada Buulo-burde, iyadoo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay wadeen howlgal lagu beegsanayo […]