27 Apr, 2024
1 min read

Mareykanka oo ka noqday digniintii uu ka soo saaray doorashada Kenya.

Safaaradda Maraykanka ee Kenya ayaa ka laabatay digniin amni oo ay maanta u jeedisay shacabkeeda ku sugan magaalada Kisumu ee Galbeedka dalka Kenya, iyadoo sheegtay in si xun loo adeegsaday digniintaasi. Xili ay doorashada guud ee waddanka ay ka harsantahay muddo shan maalmood ah, ayay safaaraddu sheegtay in dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhasha doorashada […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo soo bandhigtay Hub ay ka qabsadeen Al-Shabaab.

Taliska Ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ka qabsadeen dagaalameyaasha Al-shabaab. Saraakiisha Ciidanka Xoogga ayaa hubkaan ku soo bandhigay degmada Matabaan, kaasi oo ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaalkii shalay ay kula galeen Al-shabaab deegaanka Bukure ee hoos yimaada degmada Maxaas […]

1 min read

Baarlamaanka Hirshabelle oo meel mariyay Golaha Wasiirada cusub.

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe Xildhibaannada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim luqmaan Xaaji Maxamed, waxaa hortegay Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedkaas, si Golaha ay u ansixiyaan, kuwaas oo uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen. Intaa […]

1 min read

Mareykanka oo hub ku kacaya $5 bilyan ka iibinaya Sacuudiga iyo Imaaraadka.

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii ku dhowaaqday inay hab difaac gantaallo oo marka la isku geeyo qiimihiisu dhan yahay $5 bilyan ka iibineyso Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta. Ansixintan ayaa lagu dhowaaqday laba toddobaad kadib markii madaxweyne Joe Biden uu hoggaamiyeyaasha labada dal kula kulmay Sacuudi Carabiya oo uu ku tegay booqasho lagu xaoojinayey xiriirka […]

2 mins read

Nin Soomaali ah oo uu Mareykanku si wayn u raadinayay oo Kenya lagu qabtay.

Laanta Dambi-baarista dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo DCI ayaa shaacisay in howlgal ay fuliyeen cutub ka tirsan ciidanka la dagaallanka dambiyada halista ah ay soo xireen Cabdi Xuseen Axmed oo sidoo kale loo yaqaanno “Abuu Khaadi”, oo ah eedeysane ay si wayn u raadinaysay dowladda Mareykanka. Xarigga Cabdi Xuseen Axmed ayaa yimid ku […]

1 min read

Haweeneydii ka careysiisay Shiinaha oo ka duushay Taiwan.

Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay jasiiradda Taiwan. Pelosi ayaa diyaarad ka duushay garoonka diyaaradaha ee Songshan. Nancy ayaa sii wadeysaa booqasheyda ay ku mareyso gobolka, waxay ku wajahan tahay Kuuriyada Koonfureed iyo Japan. Booqashada Pelosi ayaa ka careysiisay Shiinaha oo ku dhawaaqay in uu sameyn doono dhoolatus […]

1 min read

Sucuudiga oo qaaday xayiraad ku saabsan Xajarul-Aswadka.

Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka oo kamid ah waxyabaha sida weyn loo qaddariyo. Waxaana la qaaday xeyndaab weyn oo ku hareereysanaa Kacbada si looga hortaggo fiditaanka cudurka Covid-19. Tallaabadan ayaa kusoo beegmeysaa xilli lagu wado inay bilaabmato Cumrada. Sucuudiga ayaa meesha ka saaray xayiraadihii ka dhanka ahaa […]