27 Apr, 2024
1 min read

Talyaha Sirdoonka Itoobiya iyo wefdi sare oo gaaray Somaliland.

Waxaa magaalada Hargeysa maanta gaaray Wefdi sare oo ka socda dawladda Itoobiya, ku waa oo kulamo la qaatay Saraakiisha iyo Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Somaliland. Wefdigaan ayaa waxaa horkacaya Madaxa Sirdoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya Jen, Berhanu Kebede, iyada oo ay qeyb ka yihiin sarakiil kale oo sare iyo Qunsulka dawlada […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 25 Wasiir, kuxigeenadooda iyo Wasiiru dowlayaal. Xubnaha Wasiirada la Magacaabay ayaa waxaa ay isugu jiraan, Wasiiro hore, kuwo cusub iyo kuwo saaxiibo dhow la ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre […]

1 min read

DEG DEG:- Muqtaar Rooboow oo xil Wasiir looga Magacaabay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada oo ka kooban 25 Wasiir, kuxigeenadooda iyo Wasiiru dowlayaal. Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka inta aan lagu dhawaaqin Golaha Wasiirada uu Ra’iisul Wasaaraha sheegay in dadka Soomaliyed ay kujiraan xaalad adag sida Abaar iyo Amni darro, […]

2 mins read

Magacyada la filan karo inay ka soo muuqdaan Golaha wasiirrada cusub.

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa la filayaa inuu goordhow oo maanta ah ku dhawaaqo golihiisa cusub ee wasiirrada. Warar hordhac ah oo ay BBC-da ka heshay ilo ku dhowdhow dowladda ayaa nala wadaagay magacyada qaar ka tirsan mas’uuliyiinta laga yaabo inay ka soo muuqdaan liiska. Inksatoo uusan rasmi ahayn […]

1 min read

Ku dhawaaqista Golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya.

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa inuu maanta ku dhawaaqo golihiisa wasiirrada. Warar ay BBC-da heshay ayaa sheegaya in xafiiska Raysul wasaaraha ay hadda ku sugan yihiin xubnaha loo magacaabayo xilalka wasiirrada ee cusub. Waxaa kale oo goobjoog ah weriyeyaal ka socda gudaha iyo dibadda. Wararku waxay sheegayaan […]

2 mins read

Antonio Guterres: “Hal tallaabo ayaa loo jiraa in dalalku ay isu adeegsadaan Nukliyeer..”

QARAMADA MIDOOBAY – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay in caalamku uu halis ugu jiro in la isu adeegsado hubka nukliyeerka, taas oo ay sababi karto, dal si khaldan u xisaabtama ama tallaabo ka dhalata isfaham la’aan dhex marta dalalka ku hubaysan hubka Nukliyeerta, taas oo halis gelin karta jiritaanka aadamaha, […]

4 mins read

Biden “Aniga ayaa bixiyay amarka lagu dilay Ayman al-Zawahiri”.

Wararka ka imanaya dalka Afghanistan ayaa sheegaya in duqayn xagga cirka ah lagu dilay hoggaamiyihii ururka al-Qaacida Ayman al-Zawahiri, kaas oo xilka kala wareegay hoggaamiyihii hore ee Osama Bin Laden, ka dib markii ay Maraykanku hawlgal ku dileen, bishii May ee sannadkii 2011. Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in hoggaamiyihii al-Qaacida Ayman […]