28 Apr, 2024
1 min read

Booliiska Koonfur Afrika oo baaraya maydadka labaatan dhalinyaro ah oo hal meel laga helay.

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa isku dayaya in ay ogaadaan sida ugu yaraan labaatan dhallinyaro ah ay ugu dhinteen goob lagu caweeyo oo ku taal magaalada East London. Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in meydadka la geeyay goobaha meydadka lagu keydiyo oo baaritaanno lagu samayna doono. Warbaahinta gudaha ayaa sheegaysa in laga yaabo in la sumeeyay. […]

1 min read

Ganacsatada qaadka ee Somaliland oo ku dhawaaqay inay joojinayaan qaadkii Itoobiya.

Ganacsatada Jaadka ka keeni jiray itoobiya ayaa Maanta waxaa ay ku dhawaaqeen inay joojiyeen jaadkii ay keeni jireen degaannada Somaliland, iyaga oo soo bandhigay sababaha ka dambeeya. Qaar kamid ah Ganacsatada oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in sababta ay tahay in dawladda Itoobiya ay kusoo rogtay caqabado badan oo ay kamid tahay; […]

1 min read

Raila Odinga oo ballan qaaday inuu dib u furi doono xadka Kenya iyo Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in haddii madaxweyne loo doorto uu dib u furi xadka Soomaaliya iyo Kenya si badeecadaha ganacsiga ah looga gudbiyo labada dal. Raila Odinga oo haatan musharraxa madaxweynaha ee isbaheysiga Azimio la Umoja ayaa sidoo kale in uu ka shaqeyn doono xaqiijinta amniga Mandheera iyo guud ahaan […]

3 mins read

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Arrinta Somaliland ee ah waan go’nay iskama imaan, sababo ayaa jiray…”

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo shalay ay codka kalsoonida siiyeen baarlamanaka federaalka Soomaaliya wuxuu sheegay in uu soo dhisayo xukuumad tayo leh oo wax ka qabata dhibaatooyinka dalka ka jira sida abaaraha, amniga iyo dhamaystirka dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya. Wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da ayaa wuxuu ku sheegay […]