27 Apr, 2024
1 min read

Kooxo hubaysan oo dil u geystay guddoomiyihii xisbiga UCID ee G/SOOL.

LAASCAANOOD – Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in caawa fiidkii lagu dilay magaaladaas alle ha u naxariistee Maxamed Axmed Faarax oo ahaa guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Sool. Masuuliyiinta gobolka Sool ayaa xaqiijiyey in marxuumka la dilay xilli uu sii gelayey guriga uu ka deggan yahay magaalada Laascaanood, iyaga […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo soo daabacaysa lacag Shilin Somali ah.

Agaasime ku xigeenka madaxtooyada Soomaaliya Maxamed Amiin Sheekh Cismaan ayaa isaga oo hadal ka jeedinayay Shirka Dhaqaalaha Qaranka wuxuu sheegay in qorshayaasha dhaqaale ee dawladda Soomaaliya ay ka mid tahay in daabacayaan lacagta shilin Soomaaliga. “Waxaa qorshaha ka mid ah in la sameeyo lacag shilin Soomali ah, oo aan rajeynayo runtii in ay noqoto mustaqbalka […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Geeska Africa.

Wafdigii ka socday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray dalka Ethiopia ayaa si rasmi ah uga qayb galay Shirka Nabadda, Horumarka iyo Dawladnimada Soomaaliya, kaas oo lagu qabtay Hoteelka Sheraton ee caasimaadda Addis Ababa. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Pekos, Qunsulka ahna ku simaha safiirka Safaaradda JFS ee Ethiopia Mudane […]

1 min read

M/Weynaha Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Serbia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullahi Axmed. Dalalka Soomaaliya iyo Serbia waxaa ka dhexeeya Xiriir qoto dheer oo ku saabsan Iskaashiga labada dal, waxaana Danjire Maxamed Cabdullaahi uu La wadaagay Madaxweynaha Serbia Dhambaal Salaan ah oo uu ka […]

2 mins read

In ka badan 100 qof oo lagu dilay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya.

Addis ABABA— Goobjoogayaal ku sugan dalka Itoobiya ayaa heegay Axaddii in inka badan 200 oo qof oo u badan qowmiyadda Axmaarada lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Oromiya ee dalkaas, waxayna ku eedeeyeen jabhadda Oromada taasoo markii dambe beenisay. Waa mid ka mid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee dhawaanahan ka dhaca Itoobiya, iyadoo xiisadaha qowmiyadeed […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo UNHCR kala hadashay wax ka qabashada abaaraha.

Amb. Maxamad Abdi Afeey oo ah Ergeyga Hay’adda  Qaxootiga Aduunka ee UNHCR u qaabilsan GEESKA  Afrika, oo uu wehliyo Magatte Guisse oo ah madaxa UNHCR Soomaaliya ayaa warbixin ka siiyey hawsha baaxada ee ay UNHCR ka wado arrimaha Qaxootiga, Barakacayaasha iyo gurmadka abaaraha. Dhiniciisa ayuu Ergeygu warbixin ka siiyey Amb. Afey hawlaha hortebinta u leh […]