01 May, 2024
1 min read

Labada Gole ee Baarlamaanka oo berri kulan wadajir ah ku leh Muqdisho.

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa berri kulan wadajir ah ku leh magaalada Muqdisho, sida ay shaaciyeen Guddoonka labada Gole. Farriin loo diray Xildhibaannada labada Gole ayaa waxaa lagu sheegay in maalinta berri si wadajir ah akhrinta kowaad la marsiin doono Miisaaniyadda Dowladda ee ay soo gudbisay Xukumadda. Beri oo Axad […]

1 min read

Maxaa looga hadlay kulanka dhexmaray madaxweyne Xassan iyo madaxda maamul goboleedyada?

Magaalada Muqdisho waxa ka furmay shir aan horey loo sii shaacin oo u dhaxeeya Madaxweynaha cusub ee Dawladda Federaalka, iyo madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Shirka oo ah kii ugu horeeyay oo si rasmi ah u dhexmara Dawladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada tan iyo markii Madaxweynaha cusub la doortay 15 kii bishii hore ayaa looga […]

1 min read

Maxkamadda sare Kenya oo ku talabixisay in xilka laga xayuubiyo Madaxweyne Uhuru.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, Martha Koome, ayaa dooneysa in maxkmadda racfaanka ay ku dhawaaqdo in Madaxweyne Uhuru Kenyattta, uu ku xadgudbay dastuurka u dagan dalka Kenya. Guddoomiyaha, oo hadalkeeda sii wadata, ayaa sheegtay in tani ay timid ka gadaal markii madaxweynaha uu ku guul dareystay inuu magacaabo lix kamid ah afartan garsoore, oo ay […]

1 min read

Fahad Yaasin oo RW Rooble ku eedeeyay inuu wax ka ogaa dilkii Ikraan.

Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin oo Waraysi bixiyey ayaa dilkii Ikraan Tahliil dusha u saaray Sadex masuul oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo kala ah Raysal Wasaare Rooble, Mahad Salaad oo ah agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Al Cadaala. Fahad Yaasin […]