24 Apr, 2024
1 min read

Burcad K/Afrikaan ah oo xalay dhimasho iyo dhaawac u gaysatay rag Soomaali ah.

CAPE TOWN: Cabdirashiid Axmed Shiiq Muxudiin iyo Mowliid Axmed Cadde, oo si weyn looga yaqaanay South Africa, ayaa EEBBE Naxariistii Janno Haka Waraabiyee ku dhintay Weerarkii ay Caawa Burcadda hubaysan ku qaadeen Labo Dukaan oo iskasoo horjeeda oo ay Ganacsato SOOMAALIYEED lahaayeen, kuwaasi oo ku yaalla Tuulada Strand ee Magaalada Cape Town. Tirada Dhaawacana waa […]

2 mins read

Midawga Afrika oo Ruushka kala hadlay saamaynta dagaalka Ukraine ee Afrika.

Mas’uulka ugu sarreeya Midowga Afrika ayaa Jimcihii la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Ukraine iyo saameynta uu ku yeeshay dalalka Afrika, gaar ahaan hakinta ku timi dhoofinta hadhuudhka iyo sarreenka, taasoo keentay inay sare u kacaan qiimaha cuntada ee dalal badan oo ku yaalla qaaradda Afrika, waxaana taasi keentay […]

1 min read

Mareykanka oo weerar cirka ah ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

MUQDISHO — Ugu yaraan shan ka mid ah maleeshiyada Al-shahaab ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo ciidamada Mareykanku ku qaadeen maleeshiyada Al-shabaab meel u dhow Beer Xaani, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Weerarkan ayaa yimid kadib marki maleeshiyada Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Mareykanka. Ma jirto […]

3 mins read

Madaxda Maamul Gubaleedyada qaar, miyaa Caanihii Caruurta Damac ka galay?=Nasashada Jimcaha.Q-307=

Haweeyney Najeeriyaan ah, ayaa Seygeeda u geeysay Takhtar, kuna Tiri: Seygeyga waxaa ku dhacay Cudur, waxa uu dhumiyay Xasuustii, wixii ka dambeeyay Doorashadii. Dotorkii ayaa ku yiri: kaasi waa Cudur iska caadi ah waxaana la yiri: “Damaasa”, waxa uu ku dhacaa Siyaasiyiinta Doorasha kadib, waxyaabaha ey hilmaamaana waxaa ka mid ah, Ballamaddii ey qaadeen wakhtigii […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ka dhacday Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay billaabayaan howlgallo ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib u dhigtay nolasha shacabka Soomaaliyeed ay tahay amni darrada iyo falalka Alshabaab, taasina ay qorshe ka […]