3 mins read

Man City Oo Ku Guuleystay Horyaalka Ingiriiska kadib Ciyaar soo laabasho aheyd.

Man City ayaa markii 6-aad 9 sano gudahood waxa ay ku guuleystan horyaalka Ingiriiska ka dib ciyaar soo laabasho leh oo ay ka gaareen ston Villa.

Qeybta 1-aad : Man City kubadda iyaga ayaa ku badnaa balse halis gilin muuqata ma jirrin balse dadaal ayay wadeen , waxaana City nasiinada loogu diray gool dhashay daqiiqadii 37-aad.

Aston Villa waxa ay ciyaareysay kubad daafac iyo rogaal celis  ku tiirsan waana midda jahwareerisay wiilasha Pep, waxaana dhowr jeer bad baadiyay goolhayahooda.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-9935915507316298&output=html&h=343&slotname=3789385788&adk=572152526&adf=3050982689&pi=t.ma~as.3789385788&w=412&lmt=1653258626&rafmt=1&psa=1&format=412×343&url=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2Fman-city-oo-ku-guuleystay-horyaalka-ingiriiska-ka-dib-ciaayr-soo-laabasho-laheyd-aston-villa-ayya-ka-talaabsadeen%2F&fwr=1&fwrattr=true&rpe=1&resp_fmts=3&sfro=1&wgl=1&uach=WyJBbmRyb2lkIiwiMTEuMC4wIiwiIiwiU00tQTEwN0YiLCI5OC4wLjQ3NTguODciLFtdLG51bGwsbnVsbCwiIixbWyIgTm90IEE7QnJhbmQiLCI5OS4wLjAuMCJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCI5OC4wLjQ3NTguODciXSxbIkdvb2dsZSBDaHJvbWUiLCI5OC4wLjQ3NTguODciXV0sZmFsc2Vd&dt=1653258623459&bpp=24&bdt=972&idt=2745&shv=r20220518&mjsv=m202205170101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D7a71e01c24d89173-2276b6afe7cf006a%3AT%3D1628527382%3ART%3D1644962475%3AS%3DALNI_MbOlzYubCkVqyTaQFqeXQxbwYMt5g&gpic=UID%3D000003b5195e9c43%3AT%3D1649371755%3ART%3D1653258482%3AS%3DALNI_MaU2nj4axHh2aHhXU9fqg9iXOuXyw&prev_fmts=0x0%2C412x343%2C412x343&nras=1&correlator=6069533120078&frm=20&pv=1&ga_vid=403552146.1628390635&ga_sid=1653258625&ga_hid=1994919383&ga_fc=1&u_tz=180&u_his=2&u_h=869&u_w=412&u_ah=869&u_aw=412&u_cd=24&u_sd=1.75&dmc=2&adx=0&ady=2112&biw=412&bih=732&scr_x=0&scr_y=147&eid=44759876%2C44759927%2C44759842%2C44761793%2C31065742&oid=2&pvsid=2235390404539669&pem=894&tmod=223975377&uas=3&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fkooxda.com%2F&eae=0&fc=1920&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C412%2C0%2C412%2C732%2C412%2C732&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=4&uci=a!4&btvi=2&fsb=1&xpc=v1nLDmZwi6&p=https%3A//kooxda.com&dtd=2791

City  heer dhan %73 ayay  haysten maamulka kubadda balse halis gilin ma jirin waxaana u sabab ahaa dafaca Aston Villa

City waxa ay ka sheegteen in daafacooda si ka bad badis ah afka hore ugu soo dhaqaaqayeen waana midda keentay in gool lagu helo.

Qeybta labaad : Soo laabashadii , waxa uu Ppe saaray Fernandinho iyadoo uu soo giliyay Oleksandr Zinchenko iyadoo booskaas ahaa kan City ka dabacsaneyd .

Biloowgii qeybta labaad , City cadaadis xooggan ayay ku soo galeen balse waxa ay ka sheeganayeen neerfoosinimo taasi oo keeneysay in go`aano deg deg ah qaataan .

City daqiiqadii 54-aad gool ayay halis uga bad baadeen xitaa shabaqa waa banaanaa , City qal qal ayaa ka muuqday rogaal celiskana waa lagu halis gilinayay , waxa uuna Pep soo giliyay daqiiadi 55-aad Raheem oo loo saaray Riyad .

Aston Villa kubadda degan ayay ciyaaarayeen u sii dheer  tahay rogaal celiska ah ilaa lagu helay gool 2-aad waxaana daafaca City ceebeystay Coutinho oo kubad si cajiib uga farsameystay daafac waxa uuna dhigay goosha daqiiqadii 69-aad.

Cadaadiska City waxaa ku yimid gool cajiib ahaa waxaana madaxa ku dhaliyay Gundogan oo daqiiqadii 69-aad la soo giliyay waxa uuna dhaliyay isla daqiiqadaas  xilli dabaal degga uu socdo ayay mid kale dhaliyeen waxaana lahaa Rodri daqiiqadii 78-aad 

Ka dib jahawareer ayaa ku dhacay Aston Villa ilaa lagu keenay gool sedexaad daqiiqadii 81-aad waxaana saxiixay GundoganK. De Bruyne

Si kastaba, waxa ay City dadal ugu jireen gool 4-aad oo natiijada ku xakamiyeen balse waxa ay ciyaarta ku dhamaatay 3/1 oo ay City horyaalka ku qaadeen .