1 min read

Xildhibaankii ugu horeeyay oo codkiisa ka dhiibtay doorashada.

XIldhibaan Sacdiyo Maxamed ayaa codkii ugu horeeyay dhiibtay doorashada madaxweynaha Sooomaaliya ee afaarta sano ee soo socota.

Wareega koobaad ee doorahsada ayaa waxaa codkooda la filayaa in ay dhiibtaan 328 xildhibaan ee kale ee baarlamaanka , iyada oo kadibna la saadaalinayo in la aadi doono wareega labaad ee doorashada.