25 Apr, 2024
1 min read

Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay doorashada loo wareejiyay Ceel-waaq.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee Jubaland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in uu mar kale ku celinayo hadalkiisi ahaa inaan kuraasta taala gobolka Gedo laga reebaynin doorashooyinka guud ee dalka isla markana ay lagama maarmaan tahay qabashada kuraasta […]

1 min read

Dalal ay Soomaaliya isku fiican yihiin oo wada arrimo xadgudub ku ah dalkeenna (Arag caddayntan).

Muqdisho:– Sawirro laga qaaday dhanka dayax-gacmeedka ama Satellite-ka  ayaa muujinaya in illaa 200 oo maraakiib shisheeye ihi ay waqti xaadirkan si sharci darro ah uga kalluumeysanayaan badda Soomaaliya. Warbixintii ugu dambaysey ayaa waxaa ay  tilmaamaysaa in Soomaaliya sanadkii sharci darro looga jillaabto ama laga gurto 132,000 oo tan oo kalluun ah. Sidoo kale warbixin hore […]

1 min read

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Bay.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal culus oo degaanka Awdiinle oo ka tirsan Gobolka Bay ku dhexmaray Ciimada Itoobiya ee katirsan howlgalka ATMIS ee loo aqoon jiray (AMISOM) & Xubno katirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Itoobiya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal […]

1 min read

Xildhibaan Beereey oo ku soo baxay doorashadii ka dhacday Jowhar.

JOWHAR:-Xilli Khamiistii shalay la dhaariyay badi xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa waxaa xalay xildhibaan loogu doortay Maxamed Axmed Axmed Beerrey oo ku guulaystay kursiga tirsigiisa yahay HOP024. Tartanka doorashada kursigan oo ahaa mid adag, islamarkaana la isla soo gaaray ilaa xilliga dambe ayaa waxaa ku tartamay […]

1 min read

Aqalka Cad oo ku raacay hadalkii Biden ee ahaa in Putin uu ‘xasuuq’ ka geystay Ukraine.

WASHINGTON:-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa xoojiyay bayaankii Talaadadii madaxweyne Joe Biden uu ku sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin laga yaabo inuu xasuuq ka geysto dalka Ukraine. Biden ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in Washington ay u dirayso Ukraine $800 million oo kale oo isugu jirta hub, rasaas iyo kaalmooyin kale si ay isaga difaacaan […]