April 9, 2022
Ra’iisal Wasaare Imran Khan oo xilka laga qaaday
Baarlamaanka wadanka Pakistan ayaa cod u qaaday kalsoonida xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Imran Khan, kaddib 174 Mudane ay taageereen in xilka laga qaado iyadoo aanay xildhibaano ka hor yimid mooshinka laga gudbiyay. Guddoomiye Asad Qaiser oo guddoomin lahaa codeynta oo ay amartay maxkamadda sare ayaa is casilay ka hor codeynta. Kalfadhiga baarlamaanka oo mid […]
Somalia’s Farmaajo overrules PM Roble’s decision to expel AU envoy
Roble had written to the African Union declaring Mozambican diplomat Francisco Madeira persona non grata. IN SUMMARY President Farmaajo said he did not okay the expulsion and the prime minister does not have the power to make the decision alone. He said Somalia’s Ministry of Foreign Affairs had not submitted reports indicating that Amb Madeira opposed the […]
Midowga Afrika oo diiday ka eryidii wakiilkooda Soomaaliya Francisco Madeira ee Ra’iisal Wasaare Rooble
Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac weyn ka muujiyay War-axaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ku aadanaa eryida Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa muujiyay inay kasoo horjeedaan eryida wakiilkooda, isagoo sheegay inay xushmaynayaan warqadda madaxweyne Farmaajo kasoo baxday ee lagu diiday […]